War Deg Deg Ah Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Iminka Shaqada Ka Joojiyey Golihiisa Wasiirada+Sababta.
War Deg Deg Ah Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Iminka Shaqada Ka Joojiyey Golihiisa Wasiirada+Sababta. Raysal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali
Kheyre ayaa warqad uu goor dhaweyd soo saarey waxaa uu shaqadii kaga joojiyey Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Dibada ee Soomaaliya Mudane Muqtaar Mahad Daa'uud.
Wasiir ku xigeenkan ayaa dhawaan ay laamaha amaanka Somaliya isu dayeen inay xidhaan kadib markii eedeymo musuq maasuq lagu eedeyey .
War Deg Deg Ah Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Iminka Shaqada Ka Joojiyey Golihiisa Wasiirada+Sababta.
War Deg Deg Ah Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Iminka Shaqada Ka Joojiyey Golihiisa Wasiirada+Sababta.