Shuruudaha laga doonaya qofka gudanaya waajibaadka Xajka

0
Saturday August 11, 2018 - 08:46:52 in by salman abdi
  • Visits: 490
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shuruudaha laga doonaya qofka gudanaya waajibaadka Xajka

    Shuruudaha laga doonaya qofka gudanaya waajibaadka Xajka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shuruudaha laga doonaya qofka gudanaya waajibaadka Xajka

Maalmaha inagu soo foolka leh waxa billaabmaya acmaashii xajka oo ka mid ah shanta tiir ee Islaamka. Waana waajib saaran qof kasta oo muslim ah oo awooda inuu guto faralkaas noloshiisa mar.

Haddaba maadaama ay malaayiin muslimiin ahi u geeddi yihiin dhulka barakaysan oo maalmo gudahood xajku ka billaabmayo, ayaanu si aanu xujayda ugu soo bandhigno Axkaamta xajka waxa aanu faahfaahin waydiinay Dr Aadan Sheekh Cali Saalax oo ah imaam masaajidka Abuubakar Siddiiq ee Nairobi, waxna ka dhiga Jaamacadaha Umma iyo Raaf. Waxa uu u waramay Axmed Badar.