Hargeisa:-Dawlada Somaliland Oo Xukun Ku Riday Sheekh Aadan Sune+Inta Sano Ee Lagu Xukumay.

0
Sunday August 12, 2018 - 16:18:23 in by salman abdi
  • Visits: 447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Dawlada Somaliland Oo Xukun Ku Riday Sheekh Aadan Sune+Inta Sano Ee Lagu Xukumay.

    Hargeisa:-Dawlada Somaliland Oo Xukun Ku Riday Sheekh Aadan Sune+Inta Sano Ee Lagu Xukumay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Dawlada Somaliland Oo Xukun Ku Riday Sheekh Aadan Sune+Inta Sano Ee Lagu Xukumay. Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee

Hargeysa ayaa maalinkii shalay 5 sano oo Xabsi ah ku xukuntay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) kaasi oo lagu eedeeyay kicin dadweyne.


Sheekha ayaa lala xukumay 17 kale oo dhalinyaro ah, waxaana dhalinyarada sheekha la xidhnaa xabsiyadoodu u dhaxeeyaan 9-sano illaa 1-sano.


 

 

Sheekh Aadan Sunne ayaa waxaa xabsiga loo taxaabay bishii September ee sannadkii 2017.


Sidoo kale 17 ka dhalinyarada ah ee sheekha Lala Xukumay laba ka mid ah ayaa la sheegay in waxba lagu waayey oo la sii daayey .