Hageisa:-shilalka kusoo badanaya jidka u dhexeeya Hargeysa iyo Wajaale

0
Wednesday August 15, 2018 - 08:50:33 in by salman abdi
  • Visits: 455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hageisa:-shilalka kusoo badanaya jidka u dhexeeya Hargeysa iyo Wajaale

    Hageisa:-shilalka kusoo badanaya jidka u dhexeeya Hargeysa iyo Wajaale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hageisa:-shilalka kusoo badanaya jidka u dhexeeya Hargeysa iyo Wajaale

Shilalka gaadiidka ayaa ku soo badanaya jidka laamiga ah ee Isku xidhiidhiya magaalooyinka Hargeysa ilaa Wajaale ee gobolka gabiley ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Somaliland.

Waxaa ugu dambaysay shalay oo shil baabuur ay ku dhinteen ilaa afar ruux iyadoo lix kalena ay dhaawacyo halis ahi soo gaareen.

Haddaba maxaa sababa shilalkan gaadiidka? Su'aashaas iyo kuwa kale ayaa waxaannu hordhignay gudoomiyaha gobolka Gabiley, Maxamed Cismaan Xaaji Axmed Indhabalac, oo u warramay weriyaha BBC-da Cabdulxaafid Cawil Ismaaciil.

XIGASHO BBC