Soomaliya:-Madaxweynaha Somaliya Oo Maanta Safar Ugu Baxaya Wadanka Djibouti Iyo Dareenada Ku Xeeran.

0
Thursday August 16, 2018 - 12:56:40 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaliya:-Madaxweynaha Somaliya Oo Maanta Safar Ugu Baxaya Wadanka Djibouti Iyo Dareenada Ku Xeeran.

    Madaxweynaha Somaliya Oo Maanta Safar Ugu Baxaya Wadanka Djibouti Iyo Dareenada Ku Xeeran. Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta safar ugu baxaya wadanka Djibouti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliya Oo Maanta Safar Ugu Baxaya Wadanka Djibouti Iyo Dareenada Ku Xeeran. Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta safar ugu baxaya wadanka Djibouti.

Agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada somaliya Cabdi Nuur Maxamed ayaa xaqiijiyey safarka uu madaxweyne Farmaajo ku tagayo wadanka Djibouti,Wararka laga helayo safarka madaxweyne Farmaajo ayaa sheegaya inay ku wehelin doonaan xubno ka mid ah golaha wasiirada, xildhibaano ka tirsan baarlamaanka iyo masuuliyiin kale.

 

Safarka uu madaxweyne Farmaajo ku tagayo wadanka Djibouti ayaa ku soo beegmaya iyada oo uu jira mad madow soo galay xidhiidhkii labada wadan, ka dib booqashadii Farmaajo ku tagay wadanka Eritrea,Madaxweynaha soomaaliya ayaa la filaya inuu kulan la qaato dhigiisa dalkaDjiobouti kaas oo ay loo badinayo inay ka wada hadli doonaan khilaafkii dhawaan soo kala dhex galay.