Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sool Oo Lagu Soo Dhaweyay Magaalada Laascanood.

ku Xigeenka uu ku soo dhoweeyey Gudoomiyaha oo la odhan karo waa ninkii ugu taageerada badnaa.
Gudoomiyaha Maxamed Xuseen Carab oo dadkii soo dhoweeyey la hadlay ayaa mahadnaq ka dib waxa uu sheegay in gobolku isbedel u naahan yahay isaguna uu maanta diyaar u yahay.
Dad aad u badan oo ku nool Magaaladda Laascaanood ah ayaa tuulada Canjiid oo 16Km kaga beegan dhinaca waqooyi ku soo dhaweeyay Maxamed Xuseen Carab Gudoomiyaha cusub ee gobolka Sool.
Masuuliyiin heer gobol iyo degmo, isuduwaayasha iyo dadweyne ayaa u muujiyey taageero gudoomiyaha cusub oo horey xukuumadii Siilaanyo xilal kala duwan ka soo qabtay.
Gudoomiyaha degmada Laascaanood C/casiis Xuseen Xasan oo ugu horay halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu Gudoomiyaha ku soo dhoweeyey xilka waxana uu u sheegay in wadashaqayn buuxda ay diyaar ula tihiin.
Odayaal kala duwan ayaa sidoo kale taageero taa la mid ah u soo jeediyey, iyadoo Gudoomiye