War Deg Deg Ah Magaalada Ceelafwayn Khasaare Ka Dhashay Gaadhi Gudaha U Galay Meherad Iyo Khasaraha Ka Dhashay.
War Deg Deg Ah Magaalada Ceelafwayn Khasaare Ka Dhashay Gaadhi Gudaha U Galay Meherad Iyo Khasaraha Ka Dhashay. Shil Sahlan Ayaa Goordhawayd Kadhacay Xaafada Islii Ee degmada Ceelafwayn Kadib Markii
Gaadhi Wayn Oo Booyada Ahi Galay Meherad Kutaala Xafaadaasi Waxana Shilkaasi Sababay Dhaawacyo Fudud .
Sidoo kale dadkii ay ka soo gaadhay shilkan dhibaatadu Waxa Lagu Dabiibayaa Cisbitaalka Wayn Ee Degmada Ceelafwayn.