Dagaalka Dhaqaalaha Ee Dalalka Maraykanka Iyo Turkiga Oo Maray Meel Xasaasiya Ah.

0
Saturday August 18, 2018 - 09:33:29 in by salman abdi
  • Visits: 455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalka Dhaqaalaha Ee Dalalka Maraykanka Iyo Turkiga Oo Maray Meel Xasaasiya Ah.

    Dagaalka Dhaqaalaha Ee Dalalka Maraykanka Iyo Turkiga Oo Maray Meel Xasaasiya Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalka Dhaqaalaha Ee Dalalka Maraykanka Iyo Turkiga Oo Maray Meel Xasaasiya Ah.

Waxaa sii xoogeysanaya khilafka u dhaxeeya dowladaha Turiga iyo Mareykanka.

Muranka ayaa sii xoogaystay ka dib markii maxkamad ku taalla dalka Turkiga ay ku gacanseyrtay racfaan lagu dalbanayay in lagus iidayo baadiriga u dhashay dalka Mareykanka ee lagu magacaabo, Andrew Brunson, oo isagu xabsi guri ku jira.

Madaxwayne Trump ayaa ku hanjabay in cunaqabatayn dhaqaale oo dheeraad ah ay ku soo rogi doonaan Turkiga haddii aysan siidayn baadarigaasi.

Turkiga ayaa dhankooda ku hanjabay in ay canshuura dheeraad ah ku soo rogi doonaan Mareykanka.

Hadabba, dagaalka dhaqaale ee Turkiga iyo Mareykanka halkuu ku dumbayn doonaa, muranka Mareykanaka iyo Turkiga se ma yahay mid ka wayn siidaynta baadariga ay xiisadda ka dhaatay .

Su'aalahani iyo kuwa kae ayaa waydiiyay Axmed Axmed Sheekh Maxamed (Axmad Tiir) oo ka falood arrimaha caalamka islaamka.