"Ciidanka Somaliland Wali May Gaadhin Xuduuda Rasmiga Ah Ee" Somaliland Oo Ka Jawaabtay Colaada Ay Puntland Ku Dhawaaqday

0
Monday August 20, 2018 - 13:14:08 in by salman abdi
  • Visits: 441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ciidanka Somaliland Wali May Gaadhin Xuduuda Rasmiga Ah Ee" Somaliland Oo Ka Jawaabtay Colaada Ay Puntland Ku Dhawaaqday

    "Ciidanka Somaliland Wali May Gaadhin Xuduuda Rasmiga Ah Ee" Somaliland Oo Ka Jawaabtay Colaada Ay Puntland Ku Dhawaaqday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciidanka Somaliland Wali May Gaadhin Xuduuda Rasmiga Ah Ee" Somaliland Oo Ka Jawaabtay Colaada Ay Puntland Ku Dhawaaqday

Wasaaradda gaashaandhigga Somaliland, ayaa war qoraala ka soo saartay baaqa colaadeed ee ay saa saareen guddida difaaca maamulka Puntland oo Axaddii shalay markale dagaal iclaamiyay.

Warka, waxaa lagu sheegay in Somaliland ay hore u aqbashay dhammaan go’aammadii urur goboleedka IGAD, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somaliland iyo Soomaaliya, hase ahaatee ay taa beddelkeeda Puntland jebisay qodobadaasi.

Halkan hoose ka akhriso warkan