Waa Kuma Wasiirka Kaalinta Kowaad Kaga Jira Xukumada Madaxwayne Muuse Biixi ,Waxqabadkiisuna Bulshadu Mahadiyeen Warbixin.

0
Monday August 20, 2018 - 13:38:11 in by salman abdi
  • Visits: 488
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuma Wasiirka Kaalinta Kowaad Kaga Jira Xukumada Madaxwayne Muuse Biixi ,Waxqabadkiisuna Bulshadu Mahadiyeen Warbixin.

    Waa Kuma Wasiirka Kaalinta Kowaad Kaga Jira Xukumada Madaxwayne Muuse Biixi ,Waxqabadkiisuna Bulshadu Mahadiyeen Warbixin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Kuma Wasiirka Kaalinta Kowaad Kaga Jira Xukumada Madaxwayne Muuse Biixi ,Waxqabadkiisuna Bulshadu Mahadiyeen Warbixin.

 

 

Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi Abdi Ayaa Waxa Uu Xukuumada Somaliland Ee Ka Dhalatay Xisbiga Kulmiye Uu Maamulayay Mudo Dhan Sideed Bilood Oo Uu Dalka Majaraha U Hayay Sidaaasi Daradeed Maxaa U Qabsoomaya.

 

 

Madaxweyne Muuse Ayaa Waxa Uu Xilka Madaxweyne Nimo La Wareegay 13kii Nove Waxa Uu Soo DHisay Golihii Wasiirada Oo Ka Koobnaa 23 Wasiir Iyo 7 Wasiir Ku XIgeen Kawaasi Oo Ah Daahfurka Xukumada Muuse Biixi,

 

Qimayn Ay Sameeyeen Shacabka Kale Duwan Ee Ku Dhaqan Gobolaada Soomaliland Ee Bari Iyo Galbeed Waxay Kaalinta Kuwaad Dhanka Waxqabadka Siyeen, Wasiirka Hormariinta Beraha Soomaliland Axmed Muumin Seed, Oo Ay Ku Mujiyeen Goobolaha Lagu Kulmo,Warbaahinta Iyo Barada Bulshada Ee Facbook,

 

Marka Laga Tago Qiimayn Ay Samayeen Ururka Qaranka Kaab Oo Kaalmaha Hore Ku Daray Wasiirka Hormarinta Beeraha Soomailand,Bulshada Beeralayda Aya Ku Diirsaday Habka Uu Wado Wasiirka Hormarinta Beraha Soomalland,

 

Wasiirka Ayaa Dhawaan Shaaciyay,Inay Dajiyeen Qorshe Ay Ku Maalgalinayaan Beeraha Si Qaranku U Yeesho Waxsoosaar Loo Ibgeeyo Wadamada Jaarka La Ah Soomaliland,

 

Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ku olalayn Jiray In Qorsha Ugu Horeeya Ay Ka Mid Yihiin In La Tayayo Wax Soosaarka Beeraha Soomaliland Taasina Waxa U Muuqda Inuu Wado Hirgintiisa Wasiirka Hormarinta Beeraha Soomaliland Axmed Muumin Seed,

 

Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa 23 Wasiir Uu Magacaabay Ay Kooban Yihiin Golihiisu Cida U DHaqaqday Hormarka Ee Fulinaysa Balan qaadkiisa Isla Markaana Ay Mahadiyeen Bulshada Soomaliland uu ka Mid Yahay Wasiirka Hormarinta Beeraha Soomaliland,

 

Repoter Nuux Maxamed Abdi

Burco/Office