Burco: Daawo Hay'adda EWADA oo soo Gabagabaysay Mucaawano Xoolo nool iyo Hilib ah oo 3maalmood ay ku qaybinaysay Burco

0
Friday August 24, 2018 - 15:38:03 in by salman abdi
  • Visits: 781
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco: Daawo Hay'adda EWADA oo soo Gabagabaysay Mucaawano Xoolo nool iyo Hilib ah oo 3maalmood ay ku qaybinaysay Burco

    Burco: Daawo Hay'adda EWADA oo soo Gabagabaysay Mucaawano Xoolo nool iyo Hilib ah oo 3maalmood ay ku qaybinaysay Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco: Daawo Hay'adda EWADA oo soo Gabagabaysay Mucaawano Xoolo nool iyo Hilib ah oo 3maalmood ay ku qaybinaysay Burco

Hay'adda Khayriga ah ee EWADA oo 3dii maalmood ee ciidka Xoolo Nool iyo Hilib Qaydhin ku qaybinaysay Burco iyo hareeraheeda ayaa soo gabagabaysay mucaawanadaasi Udxiyada ahayd ee loo qaybinayey danyarta agoomaha, maxaabiista jeelka iyo cisbitaalka Dhimirka ee Manhal.

Sh, aadan Xasan Siciid ayaa sharraxaya fadliga iyo ajarka ay leeyihiin maalmahan ciidul adxaa iyo xoolaha ay u qaybiyeen qaybaha kala duwan ee bulshada jilicsan ee kaalmada u baahan,

Qaar kamida qoysaskii ka faaidaystay mashruucan 2000 ee qoys iyo xarumaha kala duwan loogu qaybinayey xoolaha iyo hilibka qaydhin ayaa iyaguna ka dareen celiyey mucaawanadan iyagoo u duceeyey sh, adan, hayaddiisa iyo cid kasta oogacan ka geysatay mucaawanadan