War Deg Deg Ah Diyaarad Ku Dhacay Ethiopia Oo Sababtay Khasare Ka Dhashay +Rakaabkii Saar Maxaa Ay Ku Sugan Yihiin.

0
Thursday August 30, 2018 - 18:25:48 in by salman abdi
  • Visits: 662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Diyaarad Ku Dhacay Ethiopia Oo Sababtay Khasare Ka Dhashay +Rakaabkii Saar Maxaa Ay Ku Sugan Yihiin.

    War Deg Deg Ah Diyaarad Ku Dhacay Ethiopia Oo Sababtay Khasare Ka Dhashay +Rakaabkii Saar Maxaa Ay Ku Sugan Yihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Diyaarad Ku Dhacay Ethiopia Oo Sababtay Khasare Ka Dhashay +Rakaabkii Saar Maxaa Ay Ku Sugan Yihiin. Sababta shilka dhalisay weli lama ogaan, laakin saraakiil sare ayaa sheegaya in baareyaasha

Maamuleyaasha ayaa sheegay in cidina aysan ka badbaadin shilkaas.18 qof ayaa dhintay, ka dib markii helikobtar uu milaterigu leeyahay ay ku burburtay duleedka caasimadda Itoobiya e Addis Ababa.

Sida uu ku soo warramayo wariyaha BBC Emmanuel Igunza, saraakiisha ayaa sheegay in dayaaradaas milateriga ay ka soo duushay magaalada Diri-dhabe ee bariga Itoobiya oo ay kusii jeedday magaalada Addis Ababa markii ay ku dhacday Bariga Shoa ee gobolka Oromia.

Dhamaanba rakaabkii saarnaa ayaa dhintay.

Warar deegaanka laga helayo waxay sheegayaan in 15 askari iyo seddex qof oo rayid ah ay saarnaayeen.

Sababta shilka dhalisay weli lama ogaan, laakin



saraakiil sare ayaa sheegaya in baareyaasha iyo kooxaha baadigoobka iyo samata bixinta loo diray halkaas