Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Dhaliilay Saxeexida Heshiiska Asmara, Muxuuse Daliishaday?

0
Thursday September 06, 2018 - 16:53:11 in by salman abdi
  • Visits: 574
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Dhaliilay Saxeexida Heshiiska Asmara, Muxuuse Daliishaday?

    Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Dhaliilay Saxeexida Heshiiska Asmara, Muxuuse Daliishaday?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Dhaliilay Saxeexida Heshiiska Asmara, Muxuuse Daliishaday?

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo mucaaridad adag kaga soo horjeeda dawlada madaxweyne Farmaajo ayaa adag u dhaliilay heshiiska lagu saxeexay magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah gudoomiyaha xisbiga Waddajir ayaa madaxweyne Farmaajo ku duray inuu saacado gudahood ku saxeexo heshiis aan si weyn loo lafa gurin.


"Ma durba. Suuragal miyaa in heshiis saacado gudahood lagu saxiixo. Soomaaliya safaarad kuma laha Eriteria, lamana maqal wafdi horu dhac ah oo madaxweynaha hortii Asmara tegey kaa soo diyaarinta iyo doodaSiyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qoraal uu kaga hadlayo heshiiska Farmaajo ku saxeexay Asmara ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa waxa uu ku yidhi:-




heshiiska ka qayb ahaa.Horay ayaa heshiis kan oo kala ah afar dekadood saacado gudahood lagu saxiixay. Safiirka xiligaa Soomaaliya u fadhiyey dalka Itoobiya, ayaa laga sheegay in uu yiri Abiy Axmed in uu Muqdisho ka degey qalabka warbaahinta ayaan ka ogaaday.

Su’aashu waxay tahay muxuu Madaxweynuhu dhawaqa dhiilada wata ee Kismaayo ka soo yeeraya isaga indha tirayaa? oo uu mudnaanta u siinayaa, uguna degdegayaa heshiisyada caynkaan ah, isagoon dadkiisii wadan, walaalihiisa deriska ah la tashan, maxaase Shacabka laga qarinayaa.

Baarlamaanka Federaalka ayaan ugu baaqaynaa in uu dib u eegis ku sameeyo heshiisyada deg dega iyo mugdigu hareeyey.