Hargaysa:-"Hantidhawr Wax La Yidhaahdo Oo Shaqeeya Oo Jiraa Ma Jiro " ... Maxamed Xaashi

0
Monday September 10, 2018 - 12:40:17 in by salman abdi
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-"Hantidhawr Wax La Yidhaahdo Oo Shaqeeya Oo Jiraa Ma Jiro " ... Maxamed Xaashi

    Maxamed Xaashi Cilmi wasiirkii hore ee maaliyada ayaa soo dhaweeyay dib u diiwaangalinta hantida maguurtada ah ee dawlada, waxaanu ku tilmaamay dhibaatada gaadhay dalka iyo hantida ma guurtada ah mid aan laga gayoon karin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Xaashi Cilmi wasiirkii hore ee maaliyada ayaa soo dhaweeyay dib u diiwaangalinta hantida maguurtada ah ee dawlada, waxaanu ku tilmaamay dhibaatada gaadhay dalka iyo hantida ma guurtada ah mid aan laga gayoon karin.


Waxa uu Maxamed Xaashi Calmi sheegay in dalku dhanka uu ka fadhiyaa ay tahay in hantidhawrkii qaranka, xeer ilaalintii iyo waliba baarlamaankii ay noqdeen kuwo aan shaqaynayn, waxaanu dalka inuu dulsaar ku yahay uu ku tilmaamay hantidharka qaranka.

Waxa uu sidan ka sheegay Maxamed Xaashi Cilmi tilifishanka Eryal waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi

Maxamed Xaashi ayaa ku tilmaamay hantidhawrka mid fadhiid ah"Hantidhawr wax la yidhaahdo  oo shaqeeya oo jiraa ma jiraan sida runta ah umadda waxa uu ku yahay dulsaar waxaas oo  xumaan ahi ma dhaceen hadii hantidhawr jiro, xeer ilaalin iyo baarlamaan ay jiraan halka laga jabay ee xukumadii hore ay baabi’iyeen ee imikana ina haysataa waa sadexdaas haayadood oo xilkoodii gabay sida runta ah.”