Siyaasiga Faarax Macalin Oo Hargeysa Soo Gaadhey Iyo Madaxweyne Muuse Oo Uu La Kulmi Doono+Arimaha Ay Ka Wada Hadalayaan.

0
Wednesday September 12, 2018 - 12:32:38 in by salman abdi
  • Visits: 476
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiga Faarax Macalin Oo Hargeysa Soo Gaadhey Iyo Madaxweyne Muuse Oo Uu La Kulmi Doono+Arimaha Ay Ka Wada Hadalayaan.

    Siyaasiga Faarax Macalin Oo Hargeysa Soo Gaadhey Iyo Madaxweyne Muuse Oo Uu La Kulmi Doono+Arimaha Ay Ka Wada Hadalayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga Faarax Macalin Oo Hargeysa Soo Gaadhey Iyo Madaxweyne Muuse Oo Uu La Kulmi Doono+Arimaha Ay Ka Wada Hadalayaan. Siyaasiga Faarax Macalin oomar soo noqday Afhayeenka Baarlamaanka Kenya dalka Kenya ayaa maalintii shalay aheyd soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasiamda Somaliland

 

Faarax Macalin oo ka yimid dhinaca magaalada Jig jiga ee caasimada maamulka Somalida Itoobiya oo uu maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa ayaa la filayaa in uu la kulmo madaxda ugu sareysa Somaliland


Sidoo kale Farax Macalin ayaa waxaa uu maanta uu kulan gaar ah xafiiskiisa kula yeelan doona Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi sida ay wararku sheegayaan


Dhinaca kale Siyaasigan ayaa la filaya in uu isla maantauu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa