Wadamada Ethiopia Iyo Eritrea Oo Heshiis Taariikhi Ah Ku Saxiixday Jeddah Iyo Boqorka Sucuudiga Oo Bilad Gudoonsiiyey.

0
Sunday September 16, 2018 - 19:40:01 in by salman abdi
  • Visits: 404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadamada Ethiopia Iyo Eritrea Oo Heshiis Taariikhi Ah Ku Saxiixday Jeddah Iyo Boqorka Sucuudiga Oo Bilad Gudoonsiiyey.

    Wadamada Ethiopia Iyo Eritrea Oo Heshiis Taariikhi Ah Ku Saxiixday Jeddah Iyo Boqorka Sucuudiga Oo Bilad Gudoonsiiyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadamada Ethiopia Iyo Eritrea Oo Heshiis Taariikhi Ah Ku Saxiixday Jeddah Iyo Boqorka Sucuudiga Oo Bilad Gudoonsiiyey. Dalalka Eritrea iyo Ethiopia ayaa maantaheshiis taariikhi ah ku kala saxiixday magaalada Jeddah, halkaasi oo loogu qabtay munaasabad uu goobjoog ka ahaayeen boqor Salman Bin Cabdulcaziiz iyo wiilkiisa ahna dhaxal-sugaha Maxamed Bin Salman.



 

 

Waxa sidoo kale munaasabadda joogay xoghayaha guud ee QM Antonio Gutteres iyo wasiirka arrimaha dibedda Imaaraadka Carabta Abdullah bin Zayed Al-Nahyan, kuwaasi oo dhammaantood daawanayey ayada ay heshiiska qalinka ku duugeen ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed iyo madaxweynaha Eritrea Isiais Afwerki.

Image may contain: 1 person


Wasiirka arrimaha gudaha Sacuudiga Abdulaziz bin Saud bin Nayef, wasiirka arrimaha dibedda Adel Al-Jubair iyo wakiilka boqortooyada Sacuudiga ee QM Abdullah Al-Maalami, ayaa sidoo kale ka qeyb-galay xafladda


Heshiiskan ayaa si rasmi ah loogu soo geba gebeeyey colaaddii 20-ka sano u dhaxeysay Ethiopia iyo Eritrea, ayada oo Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ay lahaayeen fikraddii ka dambeysay in labadan dal la isku soo dhoweeyo.

Image may contain: 1 person, sitting, eating and table


Kadib saxiixa heshiiska, ayaa waxaa labada hogaamiye la guddoonsiiyey biladda boqortooyada Sacuudiga ee lagu magacaabo Order of King Abdulaziz.

Image may contain: 4 people, including Mohamed Abdillah Soofadhiiste, people smiling, people standing, people sitting and indoor

Image may contain: one or more people

Image may contain: 3 people, people smiling, people on stage and people standing

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 4 people, including Abdihakim Shirwac, people smiling, people standing

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing

Image may contain: 1 person, sitting and suit

Image may contain: 1 person