Deg Deg Madaxweynaha Dalka Jabouti Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Baxay Dalka Sucuudiga +U Jeedka Safarkiisa.

0
Monday September 17, 2018 - 13:41:02 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Madaxweynaha Dalka Jabouti Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Baxay Dalka Sucuudiga +U Jeedka Safarkiisa.

    Deg Deg Madaxweynaha Dalka Jabouti Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Baxay Dalka Sucuudiga +U Jeedka Safarkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg Madaxweynaha Dalka Jabouti Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Baxay Dalka Sucuudiga +U Jeedka Safarkiisa.

Madaxweynaha dalka Jabuuti MdIsmaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu safar deg deg ah oo aan la sii shaacin ku tagaymagaalada Jeddaha ee Boqortooyada Sucuudiga .



Ilaa hada wax xog ah lagama hayo ujeedka rasmiga ah ee uu Madaxweyne Geele u tagay dalka Sucuudiga .


 

 

Dalka Sucuudiga ayaa waxaa hore ugu sugnaa hogaamiyayaasha dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo maalintii shalay aheyd Boqorka sucuudiga Hortiisa ku kala saxeexday heshiis Taarikhi ah .


Sidoo kale xogo ay helayso Ilaysnews.com ayaa waxaa ay sheegayaan in Ujeedka uu madaxweyne Ismaciil Cumar Geele u tagay Sucuudiga ay tahay sidii ay heshiis ula saxeexan lahaa madaxweynaha Dalka Eritrea oo ay mudooyinkii ugu danbeeyey ay labada dal colaadi ka dhaxeysay isla markaana ay ku muransan yahiin dhul ay hada gacanta ku hayso Eritrea .


Gobalka Geeska Africa ayaa waxaa bilihii ugu danbeeyey ka socdey isbdelo xawli ku socda oo ay hor kacayaan dalalka Itoobiya iyo Sucuudigu , isla markaana waxaa la doonaya in gobalka laga dhigo mid isku furan