Sool:-Ma Dhaba In Madaxwaynaha Maamulka Puntland Imanyo Dhul Soomaliland Maamusho.

0
Wednesday September 19, 2018 - 10:37:09 in by salman abdi
  • Visits: 429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sool:-Ma Dhaba In Madaxwaynaha Maamulka Puntland Imanyo Dhul Soomaliland Maamusho.

    Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee Somalia Cabdiweli Gaas aya La Filaya Maanta Ino Socdaal Ku Gaadho Degaanada Gobolka Sanaag,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee Somalia Cabdiweli Gaas aya La Filaya Maanta Ino Socdaal Ku Gaadho Degaanada Gobolka Sanaag,
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee Somalia Cabdiweli Gaas aya La Filaya Maanta Ino Socdaal Ku Gaadho Degaanada Gobolka Sanaag, Iyado Ilo Xog Ogaala sheegayaan In La Filayo Xadhiga Ka Jaro Jaamacada Cusub ee Laga Hirgeliyay Magaalada Badhan.

Waxa Iyana La sheegaya ino Xadhiga Jari doono wejiga Hore Dhismaha Wadada Laamiga ah ee Isko Xidhaysa Ceerigaabo iyo Ceel Daahir ee Laga Dhisayo Bariga Gobolka Sanaag.

Xukummada Somaliland oo ka Talisa Degaanada Bariga Sanaag ayaan Ila Hadda Ka Hadlin Socdaalkan Madaxweyne Gaas Ku Imanayo Degaano ka Tirsan Somaliland.