Hargaysa:-Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Qaybo Kamida Dugsiga Maxamuud Axmed Cali Oo La Iibiyey.

0
Wednesday September 19, 2018 - 12:42:33 in by salman abdi
  • Visits: 453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Qaybo Kamida Dugsiga Maxamuud Axmed Cali Oo La Iibiyey.

    Wasiirka wasaarada waxbarashadda iyo sayniska Pro Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa warqad uu soo saaray uga digay maamulka dawladda Hoose ee Hargeysa in ay dhismaha Dugsiga Maxamuud Axmed Cali u isticmaalaan sifo sharciga ka baxsan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaarada waxbarashadda iyo sayniska Pro Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa warqad uu soo saaray uga digay maamulka dawladda Hoose ee Hargeysa in ay dhismaha Dugsiga Maxamuud Axmed Cali u isticmaalaan sifo sharciga ka baxsan .


 

Wasiirka ayaa warqadiisa ku cadeeyey in uu u ogolaaday in Ciidamada Dab Damisku isticmaalaan dhismena ka dhistaan qaybo kamid ah dugsigaasi, laakiin uu ogaadeyn in siyaalo sharciga ka baxsan loo isticmaalaayo, iyada oo laga dhisaayo Dukaano gaar loo lee yahay.

 

 

 

Waxaanu uga digay maamulka Dawladda hoose inay dano gaar ah u adeegsan dugsigaasi qaybihiisa loogu talo galay ciidamada Dab damisku in ay isticmaalaan oo ay hore odayaasha degmaddu uga soo codsadeen.

 

 

Hoos Ka Akhri Warqadda kasoo baxday xafiiska wasiirka.

 

 

 

No automatic alt text available.