Wafti Ka Socda Boqortooyada Sucuudiga Oo Maanta Safar Ku Iman Doona Somaliland Iyo U Jeedka Safarkooda.

0
Thursday September 20, 2018 - 16:32:55 in by salman abdi
  • Visits: 792
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Ka Socda Boqortooyada Sucuudiga Oo Maanta Safar Ku Iman Doona Somaliland Iyo U Jeedka Safarkooda.

    Wafti Ka Socda Boqortooyada Sucuudiga Oo Maanta Safar Ku Iman Doona Somaliland Iyo U Jeedka Safarkooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti Ka Socda Boqortooyada Sucuudiga Oo Maanta Safar Ku Iman Doona Somaliland Iyo U Jeedka Safarkooda. Wafti culus oo ka socda

Boqortooyada Sucuudiga ayaa la filayaa in maanta ay ka soo degan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa .


War Rasmi ah oo arintan ku saabsan oo xukuumada Somaliland ka soo baxay ma jiro hasa yeeshee wararka uu Helay Wargeyska Warsugan ayaa sheegaya in wafti isku jira masuulyiin ka tirsan dawlada iyo xubno ka tirsan jaaliyada Somaliland ee dalka Boqortoyada Sucuudigu ay wehelinayaan .


 

 

Waftigan ayaa maanta lagu soo dhaweyn doona madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa , waxaana waftigan la sheegay in uu hogaaminayo Muwaadin asal ahaan ka soo jeeda Somaliland balse degan dalka Sucuudiga oo la yidhaa Ismaciil kana mid ahaa xubnihii u suuro galiyey waftigii madaxweyne ku xigeenku hogaaminaayey in si heer sare ah loogu soo dhaweeyo dalka Sucuudiga oo ay u tageen gudashada waajibaadka Xajka .


Source:- Warsugan