Hargeisa:-Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Gudoomiyihii Cuqaasha Gobolka Maroodijeex Iyo Suldaan Hadhiye.

0
Friday September 21, 2018 - 16:04:26 in by salman abdi
  • Visits: 544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Gudoomiyihii Cuqaasha Gobolka Maroodijeex Iyo Suldaan Hadhiye.

    Hargeisa:-Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Gudoomiyihii Cuqaasha Gobolka Maroodijeex Iyo Suldaan Hadhiye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Gudoomiyihii Cuqaasha Gobolka Maroodijeex Iyo Suldaan Hadhiye. Ciidamada amaanka ayaa

xabsiga dhigay guoomiyihii cuqaasha gobolka maroodijeex caaqil Halac Colaad Jaamac Iyo Suldaan Siciid Cabdi Jaamac(Hadhiye) oo la damacsan yahay in dhawaan la caleemo saaro.



 

 

Madax dhaqameedkan oo ciidamada amaanku ka qabteen xaafada Siinay ee magaalada Hargeysa ayaa lagu xidhay saldhiga Daloodho, kuwaas ilaa haatan ku xidhan.


Warar ay heshay warbaahintu ayaa sheegaya in xadhiga labadan masuul ee madax dhaqameedka ah ay ka dambeeyaan siyaasiyiin iyo hawl wadeeno ka tirsan madaxtooyada somaliland, kuwaas oo ka soo horjeeda suldaan-nimada loo caleemo saarayo Siciid Cabdi Jaamac (Hadhiye).


Ilaa hada war rasmi ah kamuu soo bixin ciidamada amaanka, kaas oo ku saabsan sababta loo xidhay labadan masuul ee madax dhaqameedka ah, kuwaas oo haatan ku xidhan saldhiga daloodho ee magaalada Hargeysa.