War Deg Deg Ah:-Ciidamada Puntland Oo Duleedka Degmada Badhan Ku Dilay Suldaan Caan Ah.

0
Friday September 21, 2018 - 18:09:43 in by salman abdi
  • Visits: 475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Ciidamada Puntland Oo Duleedka Degmada Badhan Ku Dilay Suldaan Caan Ah.

    War Deg Deg Ah:-Ciidamada Puntland Oo Duleedka Degmada Badhan Ku Dilay Suldaan Caan Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Ciidamada Puntland Oo Duleedka Degmada Badhan Ku Dilay Suldaan Caan Ah. Askari ka tirsan Ciidamada Puntlandayaa meel wax yar u jirta Degmada Badhan waxa uu saaka ku dilay Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ka mid ahaan jiray madax dhaqameedka deegaankaasi.



 

 

Dilka ayaa u dhacay si Kama’ ah markii baabuurka uu watay suldaanku uu soo dhaafay Bar Kaantarool oo ku taala halka uu shilku ka dhacay.


Askariga dilka Geystay ayaa markiiba isu dhiibay ciidamadii uu ka trsanaa,kuwaas oo iminka gacanta ku haya.


Suldaan Xasan Cali Jibriil ayaa dadka aqoonta durugsan ulihi ay ku sifeeyeen in uu ahaa nin karameed af gaaban islamarkaana wax badan ka taray deegaanaasi