Gudaha:-"Masuuliyiin Xilal Muhiima Ka Haya Xukuumadda Madaxwayne Biixi oo abaabulaya shir doceedyo ku lagaga soo horjeedo xukuumadda ay katirsanyihiin"

0
Sunday September 30, 2018 - 16:28:52 in by salman abdi
  • Visits: 363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-"Masuuliyiin Xilal Muhiima Ka Haya Xukuumadda Madaxwayne Biixi oo abaabulaya shir doceedyo ku lagaga soo horjeedo xukuumadda ay katirsanyihiin"

    Gudaha:-"Masuuliyiin Xilal Muhiima Ka Haya Xukuumadda Madaxwayne Biixi oo abaabulaya shir doceedyo ku lagaga soo horjeedo xukuumadda ay katirsanyihiin"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-"Masuuliyiin Xilal Muhiima Ka Haya Xukuumadda Madaxwayne Biixi oo abaabulaya shir doceedyo ku lagaga soo horjeedo xukuumadda ay katirsanyihiin"

WaxaBeryihii Udambeeyey Soo if Baxayey Shirar ay Dabada Ka Riixayaan Masuuliyiin Xilal Muhiimaha Ka haya Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi. Masuuliyiintan Ayaa abaabulaya shir doceedyo dhinac walba leh oo lagu caaridayo xukuumadda uu hogaaminayo Muuse Biixi Cabdi ee ay xilalka ka hayaan,

kooxdan masuuliyiinta ah oo uu hore u sameeyey Wasiirkii hore ee wasaaradda Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi oo lagu magacaabi jirey "HJ Forum” oo ay hogaamiyaan dhalinyaro uu carbistay Ex. Wasiir Xaashi ,

Iyagoo ay ka midyihiin guddoomiyaha Mac-hadka Shaqaalaha dawladda "Guuleed Saleebaan Hagoog , Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta C/risaaq Xasan Jibriil iyo Xubno kale oo ka hawl-gala Shirkadaha gaarka looleeyahay, kulan ay la qaateen xubno ka mida wasirada xukuumadda ee HJ ayaa waxay kala kulmeen waji gabax

hadaba groupkan dhalinyarada ah ee abaabulka mucaaridaysan wada ayaa adeegsanaya shaadka Dhalinyarada beelwaynta Habar jeclo, balse ma jrto meel ku metelaan dhalinyarta iyo aqoonyahanka Hj, lama oga in madaxtooyadu si dhow ula socoto dhaqaaqooda iyo in kale masuuliyiinta xilalka ka haya dawladda

 
 
 

 

xigasho Batalaalenews.net