Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Dibadiisa Iyo U Jeedka Safarkiisa.

0
Saturday October 06, 2018 - 09:54:11 in by salman abdi
  • Visits: 549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Dibadiisa Iyo U Jeedka Safarkiisa.

    Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Dibadiisa Iyo U Jeedka Safarkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Safar Ugu Baxay Dalka Dibadiisa Iyo U Jeedka Safarkiisa.

Guddoomiyaha XisbigaWADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa socdaal ugu baxaaya Dalka Ingiriiska.


Lama oga muddada uu qaadan doono socdaalka Guddoomiye Cirro ee Ingiriiska, balse waxa la filaaya inuu kulamo la yeesho Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Dalkaas iyo tageerayaasha Xisbiga WADDANI ee Ingiriiska.