Somaliland Hadii Sadexda Xisbi Qaran Xisbigiiba 5 Sano Taladda Hayn Lahaa Wareegto Dalka Faaido Ayuu U Horseeddi Lahaa-

0
Friday October 12, 2018 - 13:31:31 in by salman abdi
  • Visits: 1326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Hadii Sadexda Xisbi Qaran Xisbigiiba 5 Sano Taladda Hayn Lahaa Wareegto Dalka Faaido Ayuu U Horseeddi Lahaa-

    Somaliland Hadii Sadexda Xisbi Qaran Xisbigiiba 5 Sano Taladda Hayn Lahaa Wareegto Dalka Faaido Ayuu U Horseeddi Lahaa-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Hadii Sadexda Xisbi Qaran Xisbigiiba 5 Sano Taladda Hayn Lahaa Wareegto Dalka Faaido Ayuu U Horseeddi Lahaa-

salaamulah dhamaan

 

dhegahaygaa waxaa ka batay dalka waala kala leeyey qolooyin baa ku shu-shubta

xisbigaa waala diidan yahay xisbigaa xukunkaa laga ilaalinayaa dalkaba jeegaan ba

maamusha looma sina dhaqaalaha waxbarashada caafimaadka horumarinta goboladda

goboladda bari ciddi uma maqna ceelna uma qodna doorashadii waa nalagaga shubtay

iwm margin-bottom: 0px; text-align: justify;">dibaan u baadhay maxaa ka jira ah runtii waxaa iisoo baxday inay wuxu yihiin gar meel looga baydhaa

 

aanay jirin waxaan is weydiiyay xalku muxuu yahay sidee dalku dal u noqdaa loona sinaadaa dalka

xag dhaqaale waxbarasho horumarin meeshana ay ka baxdaa arintan qarankii dhaawaca ku ah

ee ah dalka waala kala leeyeyxalkeedda hadii sidiisaa loogu dhaqaaqo aad bay u fududay ka warama

hadii sadexdaa xisbi qaran xisbigiiba qaato muddo 5 sano ah wareegto tusaale kulmiye 5 sano wadani

5 sano ucid 5 sano dastuurkana lagu qoraa sadexda xisbi qaran sadex nin oo beel kasoo wada jeedaa

gudoomiye uma wadda noqon karaan xisbi walba runtii dalku si fiican buu isku raaci lahaa meesha waxa

ka bixi lahayd doorashooyinkan badan ee gollihii deegaanka tii baarlamaanka tii madaxtooyadda somaliland

waxay noqotay wadda doorasho iyo muran aan dhamaan haday noqoto golaha deegaanka ta baarlamaanka

ta madaxtooyadda ta kale waxa meesha ka bixi lahayd dalku cid gaara iyo xisbi gaara ayuu u xidhan yahay

fikirkaasi wuu ila fiican yahay ka shakhsi ahaan laakiin hadii sidan lagu sii socdo xisbiga wadanni darreen

baa gelaya ah ama ucid ba meeshan waa la kala leeyahay gobollo gaarra ku heshiisa weliba heshiisku maba

xumee waxa loo sii turjumayaa heshiiska waxay ku yihiin in xisbi hebel laga ilaaliyo xukunka waana meeshay

u dhimanayso jsomaliland

 

caamir ahmed

[emailprotected]