Qaraxyo Gil Gilay Magaalada Baydhabo Iyo khasare Dhmasho , Dhaawaca.

0
Saturday October 13, 2018 - 20:04:21 in by salman abdi
  • Visits: 549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaraxyo Gil Gilay Magaalada Baydhabo Iyo khasare Dhmasho , Dhaawaca.

    Qaraxyo Gil Gilay Magaalada Baydhabo Iyo khasare Dhmasho , Dhaawaca.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxyo Gil Gilay Magaalada Baydhabo Iyo khasare Dhmasho , Dhaawaca. Wararka imanaya magaaladaBaydhaba ayaa sheegaya in maanta gelinkii dambe ay halkaasi ka dhaceen laba qarax oo xidhiidh ahaa.



Lama oga ilaa iyo haatan tirada rasmiga ah ee ay qaraxyadu waxyeeleeyeen, hasayeeshee dad goobjoogaal oo ay BBC-du la xidhiidhtay ayaa sheegay inay arkeen dhimasho iyo dhaawacba.


 

 

Dadka qaraxyadaasi ku dhaawacmay ayaa waxaa la geeyay isbitaalka weyn ee magaalada Baydhaba halkaas oo la soo sheegayo inuu buuq ka taagan yahay.


Lama oga cidda qaraxyadaasi lagu bartilmaameedsanayay ilaa iyo haatanna ma ay jirto cid sheegatay inay weerarradaasi ka dambaysay.


Magaalada Baydhaba ayaa maalmahanba waxaa ka soconayay ololaha doorashooyinka madaxtinimada ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, kuwaas oo lagu wado inay dhawaan qabsoomaan.