Caalamka:-Ganacsade Cabdiraxmaan Kaahin oo Mareykanka abaalmarin lagu gudoonsiiyay.

0
Tuesday October 16, 2018 - 09:10:23 in by salman abdi
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caalamka:-Ganacsade Cabdiraxmaan Kaahin oo Mareykanka abaalmarin lagu gudoonsiiyay.

    Caalamka:-Ganacsade Cabdiraxmaan Kaahin oo Mareykanka abaalmarin lagu gudoonsiiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caalamka:-Ganacsade Cabdiraxmaan Kaahin oo Mareykanka abaalmarin lagu gudoonsiiyay.

Ganacsade Soomaaliyeed oo ku nool gobolka Minnespta ee dalka Mareykanka ayaa ku guulaystay abaalmarin la siiyo dadka Africa ka soo jeeda ee wax qabadka muujiya.

Ganacsadahan, oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Haahin ,waxaa loo doortay in uu sameeyay ganacsiga ugu wanaagsan ee sanadka 2018-ka.

Cabdiraxmaan, ayaa waxaa uu gobolka Minnesota ku leeyayhay dhawr maqaaxiyadood oo ay dadka wax ka cunaan.

Weriyaha BBC-da Maxamed Xaaji Xuseen oo waraystay Cabdiraxamaan ayaa ugu horreyn weydiiyay waxa ay tahay abaal martata la siiyay.