Xuutiyinta Ka Dagaalama Dalka Yemen Ayaa Lagu Eedeeyay In Ay Caruur Afduub U Gaysteen.

0
Friday October 19, 2018 - 10:29:18 in by salman abdi
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuutiyinta Ka Dagaalama Dalka Yemen Ayaa Lagu Eedeeyay In Ay Caruur Afduub U Gaysteen.

    Xuutiyinta Ka Dagaalama Dalka Yemen Ayaa Lagu Eedeeyay In Ay Caruur Afduub U Gaysteen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xuutiyinta Ka Dagaalama Dalka Yemen Ayaa Lagu Eedeeyay In Ay Caruur Afduub U Gaysteen.

Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa lagu eedeeyey in ay caruur yar yar oo da'doodu ka yar tahay 5 sanno jir ay qorteen ciidamo

, kuwaas oo ka qayb qaadanaaya dagaaladda ka socda dalkasi.

 

Carruurtan ayaa intooda badani ah kuwo la qafaashay , si khasab ahna lagu ciidameeyey, iyada oo tabobaro la siinaayo, lana geynaayo goobaha dagaalka oo ay ka dagaalamayaan.

 

Hay’addaha xuquuqal insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag uga hadlay caruurtaasi ay afduubteen maleeshiyaadka Xuutiyiintu, iyaga oo soo bandhigay carruur badan oo ku dhaawacmay dagaaladda dalkaasi ka socda, kuwaas oo waqtigan ku dhibaataysan xeryaha qaxoontiga ee dalka Yemen.

 

Waxaanay ugu baaqeen bulshadda Caalamka in ay wax ka qabtaan falalkaasi waxshinimada leh ee ay maleeshiyaadka Xuutiyiintu kula kacayaan carruurta da’doodu yar tahay ee reer Yemen.