War Deg Deg Ah:-Macalimiin Hada Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Iyo Sababta Ka Danbaysa Dilkooda.
War Deg Deg Ah:-Macalimiin Hada Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Iyo Sababta Ka Danbaysa Dilkooda.
Koox hubaysan ayaa toogasho ku dilay labo macallin oo ka mid ahaa maamulka Iskuulka Al Furaat ee degmada Yaaqshiid,sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka.
Weerarka ayaa ka dhacay degmada Huriwaa, waxaana labada macallin la dilay lagu kala magacaabi jiray Sayid Maxamed Xasan iyo Maxamed Maxamuud Xasan.
Kooxda dilka geysatay oo ilaa hadda aan gacanta lagu soo dhigin ayaa la sheegay inay horay u qaateen Computero iyo Mobile ay wateen macallimiinta geeryooday.
Ma jirto koox sheegatay mas'uuliyada dilka labada macallin ,iyadoo sidoo kale aysan hay'adaha ammaanka aysan wali ka hadlin dilkan.
War Deg Deg Ah:-Macalimiin Hada Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Iyo Sababta Ka Danbaysa Dilkooda.
War Deg Deg Ah:-Macalimiin Hada Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Iyo Sababta Ka Danbaysa Dilkooda.