Xubno Jabiyay Wareegtadii Madaxwayne Muuse Masuulinyintiisa Kaga Madnuucay Ka Qayb Galka Shirar Beleedka Iyo Masuuliyin Lagu Dhex Arkay Shirkii Shalay Ka Furmay Burco.

0
Sunday October 21, 2018 - 14:23:57 in by salman abdi
  • Visits: 394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno Jabiyay Wareegtadii Madaxwayne Muuse Masuulinyintiisa Kaga Madnuucay Ka Qayb Galka Shirar Beleedka Iyo Masuuliyin Lagu Dhex Arkay Shirkii Shalay Ka Furmay Burco.

    Xubno Jabiyay Wareegtadii Madaxwayne Muuse Masuulinyintiisa Kaga Madnuucay Ka Qayb Galka Shirar Beleedka Iyo Masuuliyin Lagu Dhex Arkay Shirkii Shalay Ka Furmay Burco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubno Jabiyay Wareegtadii Madaxwayne Muuse Masuulinyintiisa Kaga Madnuucay Ka Qayb Galka Shirar Beleedka Iyo Masuuliyin Lagu Dhex Arkay Shirkii Shalay Ka Furmay Burco.

Maalintii Shalay Waxa Ka Furmay Gudaha Magalada Burco Shirkii Gashaanbuurta Beesha Axmed Faarax Oo Ka Mida Bariga Magalada Burco,Sharkan Oo Ahaa Mid Ay Qabasanayeen Dadka Degaan Wadaagta, Ayaa Waxa Kasoo Dhex Muuqday Badhasabka Gobolka Maroodijeex,Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyadda Qaranka,Mareeye Ku Xigeenka Wadooyinka Oo Intaasiba Ka Tirsan Xukumada Madaxwayne Muuse. Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Muddo 10 Bilood Ah Majaraha U Hayay Dalka Ayaa Horaantiisi Soo Saaray Inaan Masuuliyinta Uu Magacaabo Aanay Ka Qayb Galin Karin Shirar Beleedyadda Loona Qaban Karin Xaflado Lagu Soo Dhawaynayay Ayaa Waxa Ka Talaabsaday Wareegtadaasi Xubno Ka Tirsan Xukumadiisa Oo Isugu Jira Heer Qaran Iyo Heer Gobolba, Shirarka Beeleedyadda Oo Noqoanayaa Ki Labaad Ee Qabso Mudadii XUkumada Madaxwayne Muuse Biixi Talada Haysa Qabsooma Ayaan Kii Hore Lagu Arag Wax Ka Socda Xukumada Oo Ka Qabsoomay Buurta Gacanlibaax, Hadaba Waxa Shacabku Iswaydiinayaan Talaabo Noceeya Ayuu Madaxwayne Muuse Ku Wajahayaa Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen,Mareeye Ku Xigeenka Hayadda Hormarinta Wadooyinka Mustafe Qalab Iyo Badhasabka Gobolka Maroodijeex Jamac Xaaji Axmed Oo Ka Hadlay Shirkii Shalay Ka Furmay Magalada Burco.