Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Dalacsiiyay Qaar Kamida Saraakisha Somaliland.

0
Sunday October 21, 2018 - 16:58:59 in by salman abdi
  • Visits: 507
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Dalacsiiyay Qaar Kamida Saraakisha Somaliland.

    Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Dalacsiiyay Qaar Kamida Saraakisha Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Dalacsiiyay Qaar Kamida Saraakisha Somaliland.

Ciidanka Qaranka Somaliland saraakiil la dalacsiiyay maanta Ganshaale to Ganshaale Dhexe waxaa kujira afar nan dibada wax kusoo bartay Master Degree dhawaan.

Saraakiishan waxay iskugu jiraan haybtooda Isaaq, Samaroon iyo Dhulbahante maanay aheen Ciidan Qaran.

1.Gaanshaale dhexe Saciid aadan cabdi
2.Gaanshaale dhexe Dr.Asad cabdi ahmed
3.Gaanshaale dhexe Dr.Mukhtar maxamed jamac
4.Gaanshaale dhexe Axmed ciise ahmed
5.Gaanshaale dhexe Maxamed dahir sharbi

 

6.Gaanshaale dhexe Dr.Ahmed cabdilaahi(ahmedshadir)
7.Gaanshaale dhexe Ahmed dagal dhimbil
8.Gaanshaale dhexe Dr.Cabdow maxamed cali

 


Image may contain: 9 peopleImage may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 7 people, people smiling, outdoor