Dagaal Markale Dib Ugu Qarxay Deeganada Gobolka Sool Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

0
Monday October 22, 2018 - 12:11:09 in by salman abdi
  • Visits: 396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Markale Dib Ugu Qarxay Deeganada Gobolka Sool Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

    Dagaal Markale Dib Ugu Qarxay Deeganada Gobolka Sool Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Markale Dib Ugu Qarxay Deeganada Gobolka Sool Iyo Khasaraha Ka Dhashay.

Ku dhowaan 20 ruux ayaa ku dhintay tuulada Dhumay oo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Dad ku dhow tuulada Dhumay ayaa Warbaahinta u sheegay in salaada subax ay maqleen dhawaqa rasaasta ee ka dhacaya halkaas.

 

 

Ciidamada duulaanka ku galay Dhumay ayaa ka mid ah laba beelood oo sanadihii u dambeeyey dagaal ku dhexmarayey oo todobaadkii tegey la dhameeyey.

 

Dadka dhintay oo aan ilaa hada si dhab ah loo ogayn inta ay yihiin waxaase dad kala duwan sheegaan in ku dhowaan Labaatan ruux dhinteen.

Labadan Beelood oo illaa shan jeer la dhameeyey colaadooda ayaa dhowaan si dhib leh lagu soo dhameeyey balse waxa illaa haatan dadku isweydiinayaan sababta duulaamkan oo kii ugu weynaa ah uu ku yimi.

Wararka ugu dambeeyey waxa ilaa hada Deeganka Dhumay Ku Sii Qul Qulay ciidamo xoogle oo Ka Tirsan Ciidanka Somaliland dagaalo lagu riiqdo, weli kama hadal maamulka gobolka iyo madaxda dhaqanka midna.