"Colaadda soo noqnoqotay ee gobolka Sool, Soomaaliland ayaa abaabulkeeda leh"Maamulka Putland Oo Ka Hadalay Dagaalka Ka Soo Cusubnaaaday Gobolka Sool.

0
Tuesday October 23, 2018 - 07:04:01 in by salman abdi
  • Visits: 392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Colaadda soo noqnoqotay ee gobolka Sool, Soomaaliland ayaa abaabulkeeda leh"Maamulka Putland Oo Ka Hadalay Dagaalka Ka Soo Cusubnaaaday Gobolka Sool.

    "Colaadda soo noqnoqotay ee gobolka Sool, Soomaaliland ayaa abaabulkeeda leh"Maamulka Putland Oo Ka Hadalay Dagaalka Ka Soo Cusubnaaaday Gobolka Sool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Colaadda soo noqnoqotay ee gobolka Sool, Soomaaliland ayaa abaabulkeeda leh"Maamulka Putland Oo Ka Hadalay Dagaalka Ka Soo Cusubnaaaday Gobolka Sool.

Puntland ayaa ku eedeysay Soomaaliland abaabulka dagaallada ku soo noqnoqday gobolka Sool,kaddib dagaal ay dad badan ku dhinteen oo maanta ka dhacay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood.

Puntland ayaa baaq u dirtay beelaha dagaallamaya,iyadoo warsaxaafadeed uu maamulka baahiyay lagu sheegay inay diyaar u yihiin inay si mugleh uga qaybqaataan daminta colaadda.

Guddoomiyaha degmada Laascaanood Cabdicasiis Xuseen ayaa u sheegay Hiiraan Online in dhaawaca 21 qof la soo garsiiyay isbitaalka degmada, isagoo inta ku daray in aanay jirin cid haatan ku hawlan in ay xabadda joojiyaan.

Dagaallada qabaa'ilka ayaa ka dhaca deegaanno ka tirsan gobolka Sool,waxaana wali si rasmi ah loo ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Dhumay .

Hoos ka akhri warsaxaafadeedka Puntland: