Baligubadle:-Dadweynaha Balligubadle Oo Ku Mudaharaaday Maayarkii Iyo Xildhibaanada Oo Mid Cusub Doortay -

0
Tuesday October 23, 2018 - 15:48:02 in by salman abdi
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baligubadle:-Dadweynaha Balligubadle Oo Ku Mudaharaaday Maayarkii Iyo Xildhibaanada Oo Mid Cusub Doortay -

    Dadweynaha magaalada Balligubadle ayaa maanta mudaharaad kala hor tagay maayarkii magaaladaasi Cabdi Iimaan Jaamac.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadweynaha magaalada Balligubadle ayaa maanta mudaharaad kala hor tagay maayarkii magaaladaasi Cabdi Iimaan Jaamac.



Maayarkii hore ee magaalada Balligubadle Cabdi Iimaan Jaamac ayaa markii uu magaalada soo galay waxa lagala hor tagay mudaharaad xoogan.mudaharaadka dadweynaha ayaa lala xidhiidhiyey ka dib markii ay xildhibaanada golaha deegaanka ee degmadaasi ay doorteen maayar cusub kuwaas oo u codeeyey xildhibaan Aadan Cali oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka, kaas oo dadweynuhu ay aad u taageereen.