Burco: Daawo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Gobolka Togdheer oo Tartan ciyaareed ka furay Alamzay Stadium

0
Thursday October 25, 2018 - 16:45:21 in by salman abdi
  • Visits: 547
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco: Daawo Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Gobolka Togdheer oo Tartan ciyaareed ka furay Alamzay Stadium

    Tartan ciyaareedkan oo ay magaalada Burco ka hirgelisay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee gobolka Togdheer ayaa Garoonka kubadda cagta ee alamzay stadium looga furay kooxaha heerka koowaad ee kubadda cagta ee magaalada Burco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tartan ciyaareedkan oo ay magaalada Burco ka hirgelisay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee gobolka Togdheer ayaa Garoonka kubadda cagta ee alamzay stadium looga furay kooxaha heerka koowaad ee kubadda cagta ee magaalada Burco.


Isuduwaha wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka Togdheer ayaa ka hadlay ujeedda iyo muhiimadda tartan ciyaareedkan

Macaliimiinta kooxaha Goodir iyo France Oo iyagu ahaa kooxihii lagu furay Tartan ciyaareedkan ayaa ka dareen celiyey ciyaaraha ka furmay garoonka alamzay ee burco iyo filashadiisa mid walba ee dhinaca guusha.