"In Muqdisho Loo Daad Gureeyo Dhaawicii Gobolka SOOL Waxay Bar Madaw Ku Tahay Xukuumadda Muuse Biixi "Xisbiga UCID

0
Sunday October 28, 2018 - 12:39:39 in by salman abdi
  • Visits: 383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "In Muqdisho Loo Daad Gureeyo Dhaawicii Gobolka SOOL Waxay Bar Madaw Ku Tahay Xukuumadda Muuse Biixi "Xisbiga UCID

    "In Muqdisho Loo Daad Gureeyo Dhaawicii Gobolka SOOL Waxay Bar Madaw Ku Tahay Xukuumadda Muuse Biixi "Xisbiga UCID

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"In Muqdisho Loo Daad Gureeyo Dhaawicii Gobolka SOOL Waxay Bar Madaw Ku Tahay Xukuumadda Muuse Biixi "Xisbiga UCID In Muqdisho Loo Daad Gureeyo Dhaawicii Gobolka SOOL Waxay Bar Madaw Ku Tahay Xukuumadda Muuse Biixi "Xisbiga UCID.

xisbiga UCID ayaa nasiib-darro taariikhiya ku tilmaamay in dadkii ku dhaawacmay dagaal Beeleedkii gobolka Sool loo qaado magaalada Muqdisho.

 

Qoraalka xisbigu soo saaray oo uu ku saxeexan yahay Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa lagu sheegay in arrintani Barmadow ku tahay xukuumadda uu hoggaamiyo madaxweyne Biixi. Qoraalkaas oo dhammaystiran ayaa u dhignaa sidan