Muqdisho:-Golaha Aqalka Sare Ee Somalia Oo Maanta Mudeynaya Xiliga Ay La Kulmayaan Raysal Wasaraha Somalia.

0
Saturday November 03, 2018 - 13:06:31 in by salman abdi
  • Visits: 466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:-Golaha Aqalka Sare Ee Somalia Oo Maanta Mudeynaya Xiliga Ay La Kulmayaan Raysal Wasaraha Somalia.

    Muqdisho:-Golaha Aqalka Sare Ee Somalia Oo Maanta Mudeynaya Xiliga Ay La Kulmayaan Raysal Wasaraha Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho:-Golaha Aqalka Sare Ee Somalia Oo Maanta Mudeynaya Xiliga Ay La Kulmayaan Raysal Wasaraha Somalia.

Golaha Aqalka Sare ee dalka Somaliya oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho, ayaa la filaya ina mudeeyn doonaan xilliga ay la kulmi doonaan Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo ay ka dhageysan doonaan dadaalada ku aadan xalinta Khilaafaadka dowlad Goboledyada.

Senetarada Aqalka Sare ayaa muddooyinkii dambe waxa ay ku mashquulsanaayeen xalinta Khilaafaadka ka dhex taagan dowladda dhexe iyo Maamul Goboledyada.

Kulanka Guddiga Joogtada Aqalka sare ay maanta ku leeyihiin xaruntooda ayaa ugu horeyn warbixin looga dhageysanayaa Guddoomiyaha Aqalka sare oo dhowaan la kulmay Wakiilada Qaramada Midoobey, Midowga Afrika iyo xubno ka tirsan Hey’adaha Caalamiga.