Hargeisa:-" Waa In Talaabo Laga Qaado Xaalada Badhan" Siyaasi Cabdilaahi Jawaan

0
Wednesday November 07, 2018 - 15:44:08 in by salman abdi
  • Visits: 573
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-" Waa In Talaabo Laga Qaado Xaalada Badhan" Siyaasi Cabdilaahi Jawaan

    Hargeisa:-" Waa In Talaabo Laga Qaado Xaalada Badhan" Siyaasi Cabdilaahi Jawaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-" Waa In Talaabo Laga Qaado Xaalada Badhan" Siyaasi Cabdilaahi Jawaan

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka   Hadley xaalada Magaalada Badhan oo maamulka Puntland ay sheegeen in ay ka dhisayaan xaruntooda labaad ee baarlamaanka Maamulkooda .

Cabdilaahi Jawaan waxaa uu sheegay in ay badhan tahay Somaliland isla markaana xaaladeeda talaabo laga qaado oo aan sidaas lagu eeganin

" Badhan Waa Somaliland , Waxii mashaariic ah ee horumarin ah meel kasta  ha ka timaado waa wax dadkii loo qabanaayo , lakiin marka ay arin siyaasadeed ay noqoto dee in la eegto ma aha waa in talaabo laga qaado " ayuu Yidhi Cabdilaahi Jawaan