Taariikhda fanka abwaan Axmed Saleemaan Bidde

0
Sunday November 11, 2018 - 07:42:15 in by salman abdi
  • Visits: 539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhda fanka abwaan Axmed Saleemaan Bidde

    Taariikhda fanka abwaan Axmed Saleemaan Bidde

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taariikhda fanka abwaan Axmed Saleemaan Bidde

Abwaan Axmed Saleemaan Bidde ayaa magac weyn ku leh fanka soomaaliyeed oo uu soo jiray muddo lixdan sanadood ah.

Abwaanka ayaa intii uu fanka ku jiray waxa uu sameeyay heeso iyo ruwaayado badan.

Qaar ka mid ah heesaha uu sameeyay Axmed Saleemaan Bidde waa kuwo ku salaysan sheekooyiin Jaceyl oo dhab ah.

Taariikhda dheer ee fankiisa waxa uu uga waramay weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige , isagoo weliba Axmed Saleemaan Bidde ka sheekeynaya hees uu u tiray gabadh uu jeclaa oo laga guursaday ,laakiinse labaatan sano ka dib ay is calfadeen gabadhii islamarkana imika xaaskiisa ah.