Cali Guray Oo Ka Hadley Isku Shaandheyntii Madaxweyne Biixi Shalay Sameeyey

0
Sunday November 11, 2018 - 16:21:27 in by salman abdi
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Guray Oo Ka Hadley Isku Shaandheyntii Madaxweyne Biixi Shalay Sameeyey

    Cali Guray Oo Ka Hadley Isku Shaandheyntii Madaxweyne Biixi Shalay Sameeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Guray Oo Ka Hadley Isku Shaandheyntii Madaxweyne Biixi Shalay Sameeyey

Siyaasi Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu markii ugu horeysa uu ka hadley isku shaandheyntii uu shalay sameeyey madaxweyne Muuse Biixi

Cali Guray ayaa oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sheegay in uu ka naxay in wasiirka Maaliyada laga qaado Nin ka soo jeeda Beesha Garxaajis loona dhiibo Nin ka soo jeeda Beesha Madaxweynaha ee Habar Awal waxaana uu yidhi

" Ilaahay Hortii markaan Eego xaalada Maanta , Wasiirka Maaliyada Ka qaad Garxajis oo Habar Awal sii in aanan ku farxin ee waan ka naxay , cadkaasina celis buu ku wanaagsanaa.” Ayuu yidhi Cali Guray