Dawladee Ayaa Dabada Ka Wada Qorshaha Cuno Qabateynta Hubka Lagaga Qaadayo Eretria

0
Wednesday November 14, 2018 - 12:29:00 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladee Ayaa Dabada Ka Wada Qorshaha Cuno Qabateynta Hubka Lagaga Qaadayo Eretria

    Dawladee Ayaa Dabada Ka Wada Qorshaha Cuno Qabateynta Hubka Lagaga Qaadayo Eretria

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladee Ayaa Dabada Ka Wada Qorshaha Cuno Qabateynta Hubka Lagaga Qaadayo Eretria

Golaha Amaanka ee qaramada Midoobey ayaa la filayaa in Arbacadan maanta ah ay cod gacan taag ah u qadaan qarar la hor keenaayo oo ku saabsan in cuno qabateynya hubka laga qaado dawlada Eritrea isla markaana dawlada Somaliya laga khafiifiyo cuno qabateynta hubka ee saaran .

Ilo Dublomaasiyadeed oo ay heshay shabakada Ilaysnews.com waxaa ay sheegayaan in arintani ay ka danbeysay kadib markii Eretria ay la heshiisay dalka Itoobiya , xidhiidhka ka dhaxeeya dalka Jabuuti na uu soo hagaagay.

Ilahan Diblomasiyadeed ayaa Ilaysnews.com u sheegay in qararkan oo ay soo diyaarisay isla markaana ay dabada ka wado Dawlada Ingiriisku ay 15 xubnood ee golaha amaanku shalay oo dhan falaqeynayeen iskuna afgarteen in cuno qabateynta laga qaado Eretria oo ay saarneyd muddo 10 sanno ah