Hargeisa:-Xisbiga Waddani Oo War Murtiyeed Ka Soo Saray Xeerka Booliska Ee Golaha Dib Loogu Soo Celiyey.

0
Saturday November 17, 2018 - 16:03:51 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-Xisbiga Waddani Oo War Murtiyeed Ka Soo Saray Xeerka Booliska Ee Golaha Dib Loogu Soo Celiyey.

    Hargeisa:-Xisbiga Waddani Oo War Murtiyeed Ka Soo Saray Xeerka Booliska Ee Golaha Dib Loogu Soo Celiyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-Xisbiga Waddani Oo War Murtiyeed Ka Soo Saray Xeerka Booliska Ee Golaha Dib Loogu Soo Celiyey.

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu war Murtiyeed luuqad adag ku qoran uu ka soo saarey xeerkii Booliska ee dib loogu soo celiyey golaha wakiilada Somaliland

Xisbiga Waddani waxaa uu dib u soo celinta xeerkan ku tilmaamay bilow-ga nidaam kali talis nimo iyo distoor jabin ay maagan tahay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi .

Sidoo kale War Murtiyeedka oo uu ku saxeexan yahay xoghayaha cadaalada ee xisbiga Waddani waxaa lagu sheegay soo jeedinta Boolisku ay si cad uga hor timid distoorka dalka ee 97 % dadka reer Somaliland u codeeyen

Halkan Hoose Ka Akhriso War Murtiyeedka