Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Sanad Ka Dib Safar Ugu Baxay Gobalada Bariga

0
Sunday November 18, 2018 - 13:23:39 in by salman abdi
  • Visits: 466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Sanad Ka Dib Safar Ugu Baxay Gobalada Bariga

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Sanad Ka Dib Safar Ugu Baxay Gobalada Bariga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Sanad Ka Dib Safar Ugu Baxay Gobalada Bariga

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay Saaka muddo sanad ah oo uu hayey talada dalka waxaa uu safar ugu baxay gobalada Bariga Somaliland .

Safarkan madaxweynaha ayaa waxaa ku wehelinaya xubno ka mid ah golihiisa wasiirada , taliyayaasha ciidamada , halka ay wasiiro kala-na ay hor u sii ahaayen oo ay ka sii horeyeen .

soo gadhaya ayaa shegay in safarkan madaxweynuhu uu hada ku waajahan yahay magaalada Burco oo uu xadhiga ka soo jari danno mashaariic laga hir galiyey oo uu ka mid yahay jeelka magaalada Buri

Ilaa hada ma kala cada in uu madaxweynuhu sii dhaafi doono magaalada Burco iyo in uu dib uga soo laaban doono .