Wasiiradii Ugu Tunka Wayn Xukuumada Oo Burco U Yimi Gogol Xaadhka Safarka MuuseIyo Badhasaabka Oo Ku Fashilmay.

0
Monday November 19, 2018 - 14:17:57 in by salman abdi
  • Visits: 390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiradii Ugu Tunka Wayn Xukuumada Oo Burco U Yimi Gogol Xaadhka Safarka MuuseIyo Badhasaabka Oo Ku Fashilmay.

    Wasiiradii Ugu Tunka Wayn Xukuumada Oo Burco U Yimi Gogol Xaadhka Safarka MuuseIyo Badhasaabka Oo Ku Fashilmay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiradii Ugu Tunka Wayn Xukuumada Oo Burco U Yimi Gogol Xaadhka Safarka MuuseIyo Badhasaabka Oo Ku Fashilmay.

Wasiirada Ugu Tunka Wayn Xukuumada Oo Burco U Yimi Gogol Xaadhka Madaxwaynaha iyo Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ku Fashilamay Qabanqaabada Soo Dhawaynta Madaxwaynaha Biixi.

Waxay ahayd maalintii shalay markii uu Madaxwaynaha Somaliland usoo kicitimay gobolada bariga Somaliland iyadoona si balaadhan loogusoo dhaweeyey Gobolka Saaxil Caasimadiisa Berbera Oo Ku Suganyahay maalintii labaad.

Madaxwaynaha Ayaa Kusoo Wajahan Gobolka Togdheer Maalinta Beri Ah,ma muuqato u diyaar garaw balaadhan oo laga dareemayo gobolka.

Qaban qaabada iyo soo dhawaynta madaxwaynaha oo looga bartay badhasaabadii hore ayaa waxa uu Xamse Maxamed Cabdi u muuqdaa mid ku haftay,waxaana magaalada burco ka muuqata kala daadsanaan iyo inaanay shacabku dhaadsanayn imaanshaha madaxwaynaha ay doorteen.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta soo gaadhay gobolka Togdheer isagoona xafiiska badhasaabka kulano kula qaatay madaxda dawlada,odayaasha ,iyo dhalinyarada si loo dardar galiyo soo dhawayn Madaxwaynaha oo ah safarkiisii ugu horeeyey ee uu Muuse Biixi Ku Yimaado Gobolka Togdheer tan iyo intii la doortay.

Arintan ayaa waxay umuuqataa in masuuliyadii Gobolka ee uu xilsaarnaa Badhasaabku lumiyey isagoona aan kalsooni badan ka haysan bulshada ku dhaqan gobolka togdheer .