Koobka Copa Libertadores Ciyaar kama dambays ah ayaa mar labaad la baajiyay+Sababta Loo Baajiyay

0
Monday November 26, 2018 - 09:07:01 in by salman abdi
  • Visits: 387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koobka Copa Libertadores Ciyaar kama dambays ah ayaa mar labaad la baajiyay+Sababta Loo Baajiyay

    Koobka Copa Libertadores Ciyaar kama dambays ah ayaa mar labaad la baajiyay+Sababta Loo Baajiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Koobka Copa Libertadores Ciyaar kama dambays ah ayaa mar labaad la baajiyay+Sababta Loo Baajiyay

Ciyaartii kama dambaysta ahayd ee koobka Copa Libertadores ee dib loogu soo dhigay Axaddii ayaa haddana mar kale baaqatay.

Rabshado dhex maray labadan kooxood ee kala ah Boca Juniors iyo River Plate ee xifaaltanka wayn uu ka dhaxeeyo oo ka dhisan Argentina ayay ciyaar kululi dhex mari lahayd Sabtidii balse dib ayaa loo dhigay.

Taageerayaasha kooxda River Plate ayaa weeraray Baskii ay saarnaayeen ciyaartoyda naadiga Boca Juniors kaas oo ku sii jeeday garoonka River ee Monumental.

Ciyaarta ayaa 24 saac dib loogu dhigay Axaddii balse markii ay saddex saac ka dhiman tahay wakhtigii dambe ee la isu balamiyay ayaa haddana mar kale la baajiyay ciyaarta.

Go'aanka ku saabsan in ciyaartan maalin kale loo cayimayo ayaan wali la shaacinin.