Hargaysa:-Qaabkii Madaxwayne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa Oo Uu Ku Soo Noqday Maanta. SAWIRO.

0
Saturday December 01, 2018 - 15:57:06 in by salman abdi
  • Visits: 379
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Qaabkii Madaxwayne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa Oo Uu Ku Soo Noqday Maanta. SAWIRO.

    Qaabkii Madaxwayne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa Oo Uu Ku Soo Noqday Maanta. SAWIRO.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaabkii Madaxwayne Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa Oo Uu Ku Soo Noqday Maanta. SAWIRO.

Shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa soo dhaweeyey wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo muddo laba toddobaad ah safar shaqo ku marayey gobollada bari ee dalka.

Qaybaha kala duwan ee shacabka ku dhaqan degmooyinka kala duwan ee caasimadda oo ay hormood u yihiin maamulka gobolka Maroodi-jeex, xildhibaannada golaha deegaanka caasimadda Hargeysa iyo madaxdoodu oo ku lebbisan calanka Jamhuuriyadda Somaliland, caleemo qoyanna lulaya, ayaa iyaga oo isku duuban madaxweynaha iyo weftiga uu hoggaaminayo ku qaabilay bariga kaantaroolka Halleeya, waxana halkaas hadallo mahadnaq ah uga jeediyey Madaxweynaha iyo xubno kamid ah dadka magaca ku leh bulshada reer Somaliland, ka hor intii weftiga loo gelbin dhinaca gudaha caasimadda Hargeysa oo ay tubnaayeen dadweyne aad u tiro badan oo ujeellan aragtida madaxweynaha

 

Image may contain: 21 people, people smiling, crowd and outdoor
Image may contain: one or more people, car and outdoor
Image may contain: one or more people, crowd, car, tree and outdoor
Image may contain: 7 people, people smiling, car, crowd and outdoor
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing, suit and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing, suit, wedding and outdoor
Image may contain: 5 people, people standing, suit and outdoor
Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
Image may contain: 5 people, people standing, crowd, suit and outdoor
Image may contain: 5 people, people smiling, crowd and outdoor