Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Maanta Shirka Qubo Joogta Ka Furay London.
Madaxweynaha Kuxigeenka Somaliland Ismcacil Iyo Wafti Baladhan Oo Uu Hogaaminayo Waxa Ka Mid Ahaa Wasiirada Wasaradaha
Wasiirka Wasarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo Dastuurka Somaliland Mahad Xaaji Adan Cilmi Wasiirka Wasarada Deeganka Somaliland Shugri Bandare Wasiir Kuxigeenka Arimaha Dabada Somaliland Liiban Aqoonayahan Cabdikariim Axmed Mooge Gudoomiyaha Banka Dhex Ee Somaliland Ergayga Gaar Ka Ah Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia Adna Aadan
Iyo Sidoo Kaleeto Safiirada Somaliland Ee Qaarada Yurub U Qaabilsan Somaliland Iyo Gudida Jahliyada Somaliland Ee Qaarada Yurub
Shirkaasi Oo lagag Hadalayay Sidii Loo Midayn Lahaa Qurbo Joogta Somaliland Ee Ku Nool Qaarada Yurub Shirka Ayaa Waxa Uu Inta Uu Socodo Lagag Hadli Doonan Danaha Somaliland Iyo Isku Xidhnaan Shaha Dalka Iyo Qurbo Joogta Somaliland
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Maanta Shirka Qubo Joogta Ka Furay London.
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Maanta Shirka Qubo Joogta Ka Furay London.