War Deg Deg Ah:-Qarax Gaari Lagu Soo Xiray Oo Goor Dhaw ka dhacay Muqdisho+Khasaraha Ka Dhashay.

0
Sunday December 02, 2018 - 18:21:54 in by salman abdi
  • Visits: 525
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Qarax Gaari Lagu Soo Xiray Oo Goor Dhaw ka dhacay Muqdisho+Khasaraha Ka Dhashay.

    War Deg Deg Ah:-Qarax Gaari Lagu Soo Xiray Oo Goor Dhaw ka dhacay Muqdisho+Khasaraha Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Qarax Gaari Lagu Soo Xiray Oo Goor Dhaw ka dhacay Muqdisho+Khasaraha Ka Dhashay.

Wararka naga soo gaaraya Isogyska Sayidka Waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaw uu halkaa ka dhacay Qarax gaari lagu soo xiray.

 

Goobjoogayaal ayaa Warbahinta u sheegay in qaraxan uu ku dhintay inta la og yahay ilaa iyo hadda darawalkii wadday gaariga.

Lama oga sababta gaariga loo bartilmaameedsaday iyo shaqsiga la weeraray balse inta badan qaraxyada noocan ah ee gaadiidka lagu soo xiro ayaa lagu weeraraan mas’uuliyiinta dowladda, saraakiisha iyo shaqsiyaadka magaca ku dhax leh bulshada, kuwaa oo siyaabo kala duwan loogu dilay weerarro noocaan oo kale ah.