Gudaha:-Taliyihii Hawl-galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey iyo Masuulka Laga Badalay.

0
Thursday December 06, 2018 - 14:48:20 in by salman abdi
  • Visits: 378
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Taliyihii Hawl-galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey iyo Masuulka Laga Badalay.

    Gudaha:-Taliyihii Hawl-galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey iyo Masuulka Laga Badalay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Taliyihii Hawl-galinta Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilkii Laga Qaadey iyo Masuulka Laga Badalay.

Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuro Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa xilkii ka qaadey taliyihii hawl-galinta ciidanka Booliska Cabdiqani Ciise Maygaag (Ganay ) , oo xilkan loo magacaabey Bilo ka hor Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee dhacday 13.11.2017

Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa xilkan u magacaabey Mas’uul hore xilkan u hayey kaas oo ah Maxamuud Ducaale isla markaana ahaa masuulkii ka horeeyey taliyahan maanta xilka laga qaadey.