Saraakiisha dowlad deegaanka Soomaalida oo ka hadlay Qaraxyo la qabtay

0
Friday December 07, 2018 - 16:29:09 in by salman abdi
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiisha dowlad deegaanka Soomaalida oo ka hadlay Qaraxyo la qabtay

    Saraakiisha dowlad deegaanka Soomaalida oo ka hadlay Qaraxyo la qabtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha dowlad deegaanka Soomaalida oo ka hadlay Qaraxyo la qabtay

Saraakiisha maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in ciidamada amniga gacanta ku dhigeen hub iyo walxaha Qaraxa.

Qarax-yadda ayeey sheegeen saraakiishu in ay u badnaayeen miinooyin, waxaana la doonaayay in lagu weeraro xarumo ku yaalla Magaalada Jigjiga, sidda ay sheegeen saraakiisha ciidanka booliska dowlad degaanka Soomaalida.

 

Taliyaha ciidamada Booliiska dowlad deegaanka Soomaalida Maxamed Xasan ayaa sheegay in Qaraxyaddaan ay soo abaabuleen Mas’uuliyiin ka tirsanaa maamulkii madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ee Tallada si xoogga ah looga tuuray.

Waxaa uu intaa ku daray in ay gacanta ku hayaan xubno lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen Qarax-yadda, islamarkaana dhawaan maxkamad lasoo taagi doono.

Madaxda dowlad deegaanka ayaa horay u sheegay in xubno ka tirsanaa maamulkii hore ay qaraxyo kasoo abaabulayaan Maamulada, Somaliland, Jubbaland iyo Puntland.